Xildhibaanado katirsan Baarlamaanka Galmudug oo Xilka ka qaaday Xareed Cali Xareed

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa xilka ka qaaday Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed. Kulanka Baarlamaanka waxaa shir Gudoominayay Cali Gacal Casir oo dhawaan Xildhibaano ku shiray magaalada Dhuuso Mareeb sheegeen in xilka ka qaadeen, waxaana kulanka soo xaadiray 48-Xildhibaan oo kamid ah Baarlamaankii … Continue reading Xildhibaanado katirsan Baarlamaanka Galmudug oo Xilka ka qaaday Xareed Cali Xareed